Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Madaxda sare ee dowladda oo ka qeybgalay xuska midowga Yurub oo lagu qabtay

 




Madaxda sare ee dowladda oo ka qeybgalay xuska midowga Yurub oo lagu qabtay xarunta safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka ahna kusimaha madaxweynaha, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo
mas'uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ayaa ka qeybgalay xafladda sanadguurada 60aad ee Midowga Yurub oo lagu qabtay xarunta taliska ciidanka AMISOM ee Xalane. 
Sagaalka May oo sanad walba midowga Yurub u kabaal dego sanad guuradiisiisii 60-aad ayaa sanad walba lagu qabtaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta safaaradda Talyaaniga

Sidoo kale, xubnihii ka qeybgalay xafladda ayaa waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabith.
Guddoomiye Jawaari ayaa hambalyo u diray dalalka ku mideysan midowga Yurub, isagoona ugu mahad celiyay taageerada ay siiyaan Somalia.


Midowga Yurub ayaa xafiis weyn ku leh Muqdisho, gaar ahaan xarunta Xalane, halkaasi oo ay ka howlgalaan ciidamo taageera dowladda iyo ururo caalami ah.  

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !