Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Xiisadda Siyaasadeed ee Mareykanka

 

Xiisad siyaasadeed oo kulul ayaa ka dhalaty kadib markii ay soo baxday in agaaismihii hore ee hay’adda FBI-da James Comey oo
dhowaan uu xilka ka qaaday madaxweyne Donald Trump uu ka tagay xusuus qof uu ku sheegay in madaxweynuhu ka codasaday inuu joojiyo baaritaanka lagu hayey la-taliyihisii hore ee dhinaca amniga Michael Flynn xiriirka uu la lahaa Ruushka.

Aqalka Cad ayaa beeniyey in madaxweynuhu sidaasi sameeyey. Waa arrintii ugu dambaysay ee dib u dhacyo siyaasaadeed oo is xigxiga oo lasoo darsay Trump.

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !