Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Madaxweynaha oo kormeer iyo u guur gelid ku sameeyay bakhaarada keydka raashinka ee saadka ciidamada

 

Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tegay
bakhaarada keydka raashinka ee saadka ciidamada dowladda. 

Madaxweyne Farmaajo ayaa intuu uu ku guda jiray kormeerka bakhaarada saadka ciidamada dowladda ayaa hubiyay tayada raashinka iyo in si siman loo gaarsiiyo ciidanka iyo qoysaskooda.

"Waxaan kormeeray saar ka mid ah kaydadka raashinka si loo xaqiijiyo tayada cuntada la siiyo ciidankeenna.


Saadka waa in uu si siman u gaaraa ciidamada qalabka sida iyo qoysaskooda." ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.  

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !