Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Qarixii xoogganaa ee ka dhacay bannaanka hore ee wasaaradda dhallinyarada iyo sportiga oo geystay khasaare isugu jirta naf iyo maal

 

WAR DEG DEG AH

Inta la og yahay ilaa iyo iminka 5 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badanna waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii gaari


waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay maqaayad ka soo hor-jeeda xarunta wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga ee magaalada Muqdisho. 

Bur-bur xooggan ayaasoo gaaray maqaarixidii la hor dhigay gaariga qaraxa oo ku dheggan Dugsigii Yaasiin Cusmaan ee degmada Boondheere.
Qaraxan ayaa waxyeelada ugu badan ka soo gaaray dad wadada marayay oo saarnaa gaari, kuwaasoo ay ku jireen arday.
Saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya in gaariga qarxay la dhigay wadada dhinaceeda, waxaa maqaayada aheyd mid lagu qaxweeyo oo laga cuno cunto fudud.
Wali lama hayo cidda ka dambeysa weerarka ama sheegatay.


No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !