Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo u duulay dalka Imaaraadka Carabta

 

Madaxweyne Gaas ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku sii sagootiyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka  Puntland,

 wuxuuna Madaxweynuhu saxaafadda uga warbixiyay socdaalkiisa.

Waxaana uu sheegay madaxweyne Gaas inuu wadankaasi u tagayo dhammaystirka hishiiska lagu casriyaynayo dekedda magaalada Boosaaso, oo uu sheegay inuu marayo heer gabo-gabo ah, waxa uuna  xusay inuu ku rajo weyn yahay dhammaystirka heshiiskani.

Safarkan ayaa ku soo aadaya xilli dhawaan Madaxweyne Gaas uu sheegay in arrimaha ka harsan mashruucan ay dhammaystiri doonaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo uu ku jiro Guddoomiyaha Baarlamaanka Axmed Cali Xaashi.


No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !