Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo booqday qabriga "Aabaha unkay Imaaraadka"

 


(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho xalay uga bilaabatay
magaalada Abu Dhabi ee dalka isutagga Imaaraadka ayaa maanta waxa uu booqday qabrisha Aabaha dhidibada u aasay dalka Isutagga Imaaraadka Sheekh Zayed kaas oo ku yaal magaalada Abu Dhabi.


(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
Madaxweynaha iyo wafddigiisa oo ay wehliyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Abu Dhabi ayaa waxa ay u soo duceeyeen Sheekha, waana astaan caadi ka ah Abu Dhabi marka masuul waddan kale oo Muslim ah yimaadi dalka uu booqdo qabriga Sheekh Zayed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa booqasho caalami ah ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka, waxaana uu kulan gaar ah la yeelan doonaa dhaxal-sugaha boqoltooyada Abu Dhabi Sheik Mohamed bin Zayed Al Nahyan oo sidoo kale ah taliye ku xigeenka ciidanka guud ee dalka Isutagga Imaaraadka (UAE).



Labada dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadli doonaan xiriirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iyo arrimo kale.

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !