Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo dib ugu soo laabtay Muqdisho kaddib safarkii shirka London

 

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi
Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kaddib safar maalmihii u dambeeyay ay ugu maqnaayeen magaalada London oo uu ka furmay shir arrimaha Soomaaliya looga hadlayay.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda, waxaana loo galbiyay xarunta badaxtooyada.

Magaalada London ayuu madaxweynaha iyo wafdigiisa uga qeyb-galeen shir ay isugu yimaadeen in ka badan 40 dowladeed iyo hay`ado kale kaas oo diiradda lagu saaray arrimo ay ka mid yihiin dhismaha ciidanka qaranka, ammaanka, siyaasada, dhaqaalaha, iyo bani’aadanimada.

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !