Wiyil weyraxday oo weerar aan cabsi laheyn ka geystay dalka Hindiya
Dalkaasi Hindiya ayaa waxaa ku weyraxday oo carootay Wiyl kaddib markii in muddo ah laga kexeeyay goobtii ay ku boolaan jirtay oo dib loogu soo celiyay. Waxaa ay cabsi la`aan ceyrsatay raxam Maroodi ah oo jismi ahaan ka weyn.
No comments:
Write comments