Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Ra’iisul wasaare ku xigeenka cusub ee Soomaaliya oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

 





Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Mudane, Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa

maanta munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Mudane, Maxamed Cumar Carteh Qaalib.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ayaa u mahadceliyey dhammaan madaxdii dawladdii hore iyo Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, wuxuuna sidoo kale tilmaamay in mudadii labada sano ahayd ee shaqada uu qaranka u hayay qabsoomeen howlo aad u badan isla markaana loo baahan yahay in horey loo sii ambaqaado.


Mudane, Maxamed Cumar Carteh ayaa Intaa Kadib ku wareejiyey Ra’iisal wasaare ku xigeenka cusub Xilka isagoona u rajeeyey inuu ku guulaysan doono howlaha horyaala, maadaama uu yahay nin khibrad iyo aqoon dheeraad ah u leh arimaha Soomaaliya ka Jira.



No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !