Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Qaban-qaabada xuska aas-aaska ciidamada xoogga dalka oo Muqdisho ka socota iyo waddooyin xiran

 

Qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay u xiran munaasabadda xuska
maalinta la aas aasay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April, waxaana qaban-qaabadeeda la dareemayaa magaalada. War-saxaafadeed ay soo saartay dowladda ayaa shacabka looga codsaday in ay muujiyaan dulqaad inta lagu jiro xuskan oo saacado kooban ah, isla markaana ay la shaqeeyaan ciidamada qalabka sida.
Dadka shacabka ah ayay u furan yihiin waddooyinka xiran, laakiin gaadiidka ayaa laga xannibay inta ay munaasabaddu socoto.

12-kii April sanadkii 1960-kii ayay ahayd markii la aas aasay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana maalinta beri ah ay ku beegantahay xuska 57-guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka, kaasi oo la filayo in looga dabaal dego guud ahaan dalka.

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !