(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
Fa’isa C/rashiid oo u baahan gargaar caafimaad oo dibadda ah, ayuu Madaxweynaha
Soomaaliya u ballanqaaday in la gayn doono dal kasta oo wax lagaga qaban karo xaaladeeda caafimaad.

Fa’isa C/rashiid, ayaa si gaar ahi Madaxda Dowladda uga codsatay in loo qaado dalka Jarmalka, oo ay rumeysan tahay in wax looga qaban karo caafimaadkeeda.
Gabadhan Somaliyeed ayaa mudo ka hor laf-dhabarta ka jabtay, ka dib markii ay shil gashay, iyadoo ku guda jirta shaqada ay qaranka u hayso, waxaana mar sii horeysay loo qaaday dalka Turkiga, inkastoo waxba looga qaban waayay

No comments:
Write comments