Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo xirtay dharka ciidanka kuna dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab:

 

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa iclamaiyay
dagaal ka dhan ah kooxaha nabad diidka ah, si looga cirib tiro guud ahaan dalka.

Madaxweynaha oo Warbaahinta kula hadlayay xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan ciidamada amniga si looga dulqaado dhibta ay argagixisadu ku heyso shacabkeena.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa cafis u fidiyay wiilasha lagu qalday fikrika khaldan ee Al-qaacida.

Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay in dowladdu ay xoogga saareyso la dagaallanka nabad diidka, musuqmaasuqa iyo faqriga.


No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !