Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

TAARIIKHDA NUUR GAAB

 
Nuur Suufi Caamir (Nuur Gaab)
wuxuu ku dhashay Xamar 1952kii, wuxuuna yaraantiisii jeclaa
ciyaaraha kubbadda cagta,Nuur wuxuu ciyaaraha ku soo biiray 1968kii,wuxuuna u saftay kooxda Shingaani qaybta (B) wuxuu la soo baxay ciyaar kulu wuxuu u tallaabay kooxaha waaweyn qaybta (A) 1969kii wuxuu u saftay Naadiga Dowladda Hoose ,wuxuuna ku soo baxay ciyaaryahan karti fiican leh waxaa loo magacaabay Xulka Qaranka
Soomaaliya wuxuu ciyaaro rasmi ah ka ciyaaray dalalka Ugaandha, Masar, Cadan, Zanzibaar, Kiinya, Sacuudi Caraabiya, Liibiya, Burundi, ,Zanzibaar , Shiinaha iyo Kuuriya wuxuuna ka mid yahay ciyaaryahannada waaweyn ee  dalka soomaaliya kuwa ugu xarfaansan.

Darsi Diini Ah Culees ka ay leedahay Dulmiga Iyo Sheekh kenyawi Daawasho Wacan

 

Interested for our works and services?
Get more of our update !