Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle "Xaaf"
oo socdaalkii ugu horeeyay ku yimid Muqdisho kadib doorashadiisa ayaa waxaa diyaaraddii uu la socday kala soo degay ciidamo gaar ah oo hubeysan.
oo socdaalkii ugu horeeyay ku yimid Muqdisho kadib doorashadiisa ayaa waxaa diyaaraddii uu la socday kala soo degay ciidamo gaar ah oo hubeysan.
Arrintaan ayaa looga bartay in ay sameeyeen madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas iyo kii ka horeeyay C/raxmaan Faroole oo marka ay imaanayaan Muqdisho ciidamo beeshooda ah usoo kaxeysan jiray caasimada dalka
No comments:
Write comments