Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Doorashada madaxweynaha Galmudug oo si toos ah ugu socoto Cadaado

 

Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa ka socota xrunta......
Madaxtooyada Cadaado, halkaasoo ay ku sugan yihiin 89 xildhibaan oo u codeeyay wareega koowaad oo hadda tirinta cododka ay bilaabatay.
Ilaa sedeetan murashax ayaa u tartamaya doorashada madaxweynaha Galmudug, kuwaasoo kala ah: Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Axmed Shariif Cali Hilowle iyo Prof. C/qaadir Shirwac.


Waxaa hoolka ku sugan wafdi ka socda dowladda Federalka oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo marti sharaf kale.

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !