Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

NORWAY: Jaaliyadda soomaalida oo in ka badan hal milyan oo lacagta Norway ah usoo ururiyay dadka ku abaareysan Soomaaliya

 

Kadib markii lagu baaqay in Somalida Norway ay Caawiyaan walaalahood
Somaliyeed ee Abaaruhu ku habsadeen ee Dalkeena ayaa waxaa uu Gudiga Gurmadmadka Abaaraha Norway ku dhaqaaqeen 25 bishii la soo dhaafay inay noqoto maalin guud ahaan laga ururiyo lacag dadka somaliyeed ee ku nool Norway. 

Waxaana suurta gashay in la Ururiyo lacag gaareysa 1.026.25kr oo udhiganta 124.786 USD Lacagtaso laga soo ururiyay 24 Magaalo oo somali ku noolyihiin waxaana la go`aamiyay in lacagtaasi loo dir Gudiga Gurmadka Abaaraha heer Qaran ee Dowladda Soomaaliya.

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !