Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farnmaajo oo kaqeb galay xuska maalinta xooga dalka somaliyeed

 

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farnmaajo ayaa sheegay in muddo laba sano gudahood ah ay
dowladdiisu Al-Shabaab kaga xureyn doonto dhamaan meelaha ay haatan kaga sugan yihiin Soomaaliya, ayna ka hirgelin doonaan maamullo
Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyey munaasabad lagu xusayay sanad-guurada 57-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka oo ku beegan 12-ka April, munaasabadaas oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Hadalka Madaxweynaha ayaa imanaya iyadoo dhawaan uu u qabtay maleeshiyada Al-Shabaab inay isu soo dhiibaan dowladda muddo 60 maalmood ah, kuna dhawaaqay in dalku uu galay xaalad dagaal.

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !