Theme images by MichaelJay. Powered by Blogger.

Ad Home

LightBlog

Recent

Featured Posts

Random Posts

Recent Posts

ADS1

XAALADA ABAARAHA KA JIRA DALKA SOMALIYA

 


Wali waxaa xeebaha dalka Yemen kusoo caarinaya meydadka dadkii badda ku daatay kadib markii Jicmihii doon ay sarnaayeen lagu
weeraray marinka Baab Al-mandab ee Badda Cas.
Dadkaan ayaa kusii jeeday dalka Sudan sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dhaawacyada laga soo badbaadiyey halka uu shilka ka dhacay.
Dhinaca kalena Isbaheysiga uu sacuudigu hogaamiyo ayaa sheegay in aanay iyagu masuul ka aheyn weerarka tahriibayaasha Soomaalida ah lagu laayay

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !